Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Milateriga Suudaan oo xabsiga u taxaabay Ra’iisal-wasaare Cabdallah Xamduuk
Addis Ababa,Oct 25,2021 (Diqimti 15,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Milateriga Suudaan ayaa xabsiga u taxaabay Ra'iisul-wasaarahii Sudan Cabdallah Xamduuk.Ra’iisul-wasaare Cabdalla Xamduuk ayaa saaka…
Suudaan oo afgami ka dhacay
Addis Ababa,Oct 25,2021 (Diqimti 15,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Wararka ka imaanaya dalka Suudaan waxay sheegayaan in dalkaas uu ka socda isku day afgembi, waxaana lagu soo warramayaa in militeri…
Mulkiilaha Shirkadda Facebook-ga oo raaligelin ka bixiyay cilad ku timi barihiisa bulshada
Addis Ababa,Oct 05,2021 (Maskarem 25,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Aas-aasaha shirkada Facebook Mark Zuckerberg ayaa maalinnimadan Talaadada ah wax uu raaligelin hawada u mariyay malaayiin…
Algeria oo hawadeeda ka xidhatay Morroco
Addis Ababa,Sep 23,2021 (Maskarem 13,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha amniga ee dalka Algeria ayaa Arbacadii go’aamiyay in hawada dalkeeda laga xiro dhammaan diyaaradaha rayidka iyo kuwa…
India oo ka walaacsan gobolka Kashmir kadib guushii Taalibaan
Addis Ababa,Sep 14,2021 (Maskarem 04,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Hoggaamiyayaasha India ayaa si walaac leh u eegaya qabsashada Taalibaan ee Afghanistan, ayaga oo ka cabsi qaba inay u faa’iideyn…
Ciraaq oo u kala dab qaadaysa Sucuudiga iyo Iran
Addis Ababa,Aug 25,2021 (Nehase 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ciraaq ayaa ku casuuntay Iran iyo dalalka Khaliijka Carabta oo ay Tehran kala dhexeyso xurgufta siyaasadeed shir madaxeedka ka…
Taalibaan oo ka digtay qorshe ay damacsan yihiin Mareykanka iyo xulafadiisu
Addis Ababa,Aug 24,2021 (Nehase 18,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Taalibaan ayaa ka digtay inuu jiri doono “cawaaqib” haddii Mareykanka iyo xulafadiisa ay baaqi kusii ahaadaan Afghanistan wax ka…
Qadar oo tariikhda markeedii ugu horraysay qabanaysa doorashada golaha sharci-dejinta
Addis Ababa,Aug 23,2021 (Nehase 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dowladda Qadar ayaa ku dhawaaqday taariikhda ay qabanayso doorashada golaha sharci -dejinta ee ugu horreeyey abid taariikhda…
Israel oo xoojisay duqeymo ka dhan ah dalka Lubnaan
Addis Ababa,Aug 05 ,2021 (Hamle 29,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Israel ayaa maanta sii xoojisay duqeymo cirka ah oo ay ku qaaday dalka Lubanaan, ayada oo sheegtay inay ka jawaabeyso gantaallo…
Iran oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay hawl-wadeeno ka tirsan Mossad
Addis Ababa,July 27, 2021 (Hamle 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Iran ayaa Talaadada maanta ah sheegtay in ciidamadeeda amniga ay xireen shabakad u shaqeyneysay Israel, islamarkaana ay qabatay keyd…