Falanqeynta ciyaaraha isboortiga
Kooxda Liverpool oo ku guulaysatay Horyaalkii Dalka Ingiriiska.
Addis Ababa june 26,2020 (Senee 19,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Kooxda kubada cagta Liverpool ee Horyaalka Ingiriiska (Premier league-ga) ayaa loo caleemo saaray horyaalkii dalkaasi,ka dib muddo 30 sannadood ah oo uu ugu dambeeyay ku guulaysiga horyaalka Ingiriiska ,markii ay dhimatay rajadii yarayd ee laga qabay in Liverpool culayska lagu sii hayo ilaa…
Read More...
Maamulka horyaalka premier league oo shaaaciyay natiijada baadhitaankii u dambeeeyay ee feyraska…
Addis Ababa june 7,2020 (Ginbot 30,2012 T.I)-Premier League ayaa soo saaray natiijada baadhitaankii ay Khamiistii iyo Jimcihii ku sameeyeen ciyaartoyga kooxaha heerka koowaad ee Premier League, kuwaas oo todobaadkiiba laba jeer laga baadhay…
Xidhiidhka kubadda Cagta Ee Yurub oo go’aan kasoo saaray Final ka champion league ga.
Addis Ababa, MAY 30, 2020 (FBC/SOMALI)-Xidhiidhka kubadda cagta ee qaaradda yurub (UEFA) ayaa soo saaray ,warbixin ku saabsan In Ciyaarta kama dambaysta ah Horyaalka champion league ga laga bedeli doono in lagu
qabto dalka Turkeyga,…
Alexander lacazette, oo ugu dambayntii Go’aan ka gaadhay mustaqbalkiisa Arsenal
Addis Ababa, MAY 29, 2020 (FBC/somali)- Kooxda Inter Milan ayaa dalab Rasmi ah ka gudbisay xiddiga kooxda Arsenal iyo xulka qaranka faransiiska ee Alexandre Lacezette.
weeraryahanka Arsenal ayaan wax xiiso ah u qabin in uu la sii joogo…
Maxay Ahaayeen Sababihii Cesc Fabregas Ku Kalifay Inuu Iskaga Tago Arsenal Sannadkii 2011?
xiddigii hore ee reer Spain ee Cesc Fabregas ayaa soo bandhigay dhawr sababood oo sannadkii 2011 ku kallifay inuu ka tago kooxdiisii hore ee Arsenal oo uu ku biiro Barcelona, waxaanu bannaanka keenay arrimo aanay cidina hore u ogeyn oo ku…