Fana: At a Speed of Life!

Aqoon-iswaydaarsi lagu qiimaynayo hab-iscticmaalka xisbiyada siyaasadeed ee ololahooda doorashada ee dhanka warbaahinta kala duwan oo ka qabsoomay Addis Ababa

Addis Ababa,Apr 22, 2021 (Miyasiya 14,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kulan aqoon-iswaydaarsi ah oo lagu qiimaynayo hab-iscticmaalka xisbiyada siyaasadeed ee ololahooda doorashada ee dhanka warbaahinta kala duwan ee dalka ayaa ka qabsoomay magaaladan Addis Ababa.

Wakaaladda warfaafinta dalkan Itoobiya oo ka faalootay arrintan ,ayaa sheegtay in kulankan loogu talogalay in lagu qiimaynayo qaabka ay xisbiyada siyaasadeeed uga faa’idaysanayaan ololaha doorashda iyo soobandhigida afkaarahooda la xidhhiidha doorashada.

Wakaaladu waxa kale oo ay sheegtay in kulankan lagu diiradda lagu saari doono cabashooyinka qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ay usoo gudbiyeen guddiga doorashooyinka qaranka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.