Fana: At a Speed of Life!

Ciidanka cirka Itoobiya oo bartilmaameedsaday Xarun lagu tababaro xoogaga kooxda argagixisada ah ee TPLF

Addis Ababa,Oct 26,2021 (Diqimti 16,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ciidabka Cirka ee qaranka Itooobiya ayaa  talaaladan maanta waxa ay bartilmaameedsadeen Xarun lagu tababaro xoogaga kooxda argagixisada ah ee TPLF .

Xaruntan ayaa ku tallaa magaaladda quiha ee nawaaxiga magaalada Maqalle .Waxaana tababar ku qaadanayay islamarkaana lagu qorayay  tiro badan oo ku biiraya xoogaga kooxda argagixisada ah ee TPLF  .

Waxa xusid mudan in ciidanka cirka ee qaranku ay burburiyeen xaruntii argagixisada TPLF ee Mai Tsebri iyo dayactirka agabka ee magaalada Adwa .

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.