Fana: At a Speed of Life!

Golaha Nabadda Iyo Midnimada Deegaanka Soomaalida oo baaq kasoo saaray xaaladda abaareed

Addis Ababa,DEC 09,2021 (Hidar 30,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Nabadda Iyo Midnimada Deegaanka Soomaalida ayaa baaq u soo jeediyay bulshada Deegaanka.Baaqan oo ka koobnaa afar qodob ayaa kala ah:

1. In bulshada Deegaanku ay is garab-istaagaan, ayna soo dhaweeyaan walaalahooda abaaraha ka soo barakacay.
2. Bulshada Deegaanka inta wax haysataa in ay caawiyaan dadyowga tabaalaysan ee abaarahu saameeyeen.
3. Qurba-joogta Deegaanku in ay ka qeyb-qaataan gurmadka loo fidinayo dadka ay saameeyeen abaaraha qeybo ka mid ah Deegaanka ka jira.
4. Hay’adaha deeq-bixiyayaashana ahi in ay ka qeyb-qaataan gurmadka shacabka tabaalaysan loo fidinayo.
Xigasho:SRTV Somali
You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.