Fana: At a Speed of Life!

Urur-goboleedka IGAD oo maanta yeelanaya shir-madaxeed aan caadi ahayn.

Addis Ababa,Dec 20, 2020 (Tehsas 11,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shir madaxeed aan caadi ahayn oo yeelanaayaan madaxda urur goboleedka IGAD ayaa markiisii kii 38-aad ,ay isugu imanayaan dowladaha xubnaha ka ah ururkaasi ,waxaana uu kulankani maanta si rasmiya uga qabsoomayaa caasimada waddanka Jabuuti ee Djabuuti.

Shirmadaxeedka ayaa la filayaa in lagu xalliyo khilaafyo soo kala dhexgalay qaar kamid ah waddmada gobolka, kusoo laba kaclayntya feyraska ee gobolka iyo arrimo kale.

Kulankan ayaa sidoo kale lafilayaa in lagu lafa guro habsami u socodka geeddi socodka nabadda ee dalka koonfurta Suudaan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.