Fana: At a Speed of Life!

Madaxweyne Mustafe:Ka takhalusiddii kooxdii fallaagowday ee TPLF waa mid ka nixisay kooxaha neceb midnimada Itoobiya.

Addis Ababa,Jan 28, 2021 (Dir 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in ka takhalusiddii kooxdii fallaagowday ee TPLF ay tahay mid ka nixisay kooxaha neceb midnimada Itoobiya.

Madaxweyne Mustafe oo sii wata hadalkiisa uu ku durayay kooxda TPLF waxa uu sheegay in iskudirka iyo laynta dadka rayidk ah ay u adeegsan jireen sidii ay uga faa’idaysan lahaayeen dhiigga dadka iyo iskahor-imaadyada.

Wuxuu sheegay in labadii sannadood ee lasoo dhaafay ,ay deegaanka Soomaalidda ka taabogashay nabad iyo xasillooniyi.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.