Fana: At a Speed of Life!

Wasiirka arrimaha dibedda Kenya oo safar shaqo ku timi dalkan Itoobiya

Addis Ababa,Sep 02,2021 (Nehase 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xog-hayaha arrimaha dibedda ee golaha wasiirada dalka Kenya Raychelle Omamo ayaa booqasho rasmi ah ku timid caasimadda dalkan Itoobiya ee Addis Ababa.

Waxaana markii ay kasoo degtay gegida diyaaradaha ee Bole International Airport, si diiraan u soo dhawaysay  wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda ee dalkan Itoobiya, Birtukan Ayano.

Inta lagu guda jiro booqashadeeda, Omamo ayaa la filayaa inay la kulanto ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda, Demeke Mekonnen, iyo mas’uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.