Fana: At a Speed of Life!

feyraska oo si xun u saameeyay Waddamada laatiinka iyo Kariibiyaanka.

Addis Ababa june 22,2020 (Senee 15,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Warbixin ay soo ururisay jaamacadda diiwaangelisa macluumaadka koroona feyras ee John’s hopkins waxa lagu sheegay in tirada guud ee  u dhimatay feyraska Waddamada laatiin(Koonfur) Ameerika iyo keriibiyaanka ay kor u dhaaftay 100,000 (Boqon Kun) oo qof .
Iyada oo tiro ka badan kala badh laga diwaangeliyay dalka Brazil oo ah dalka ku soo xiga Maraykanka dhanka kiisaska ugu badan ee feyraska.

dalka Mexico ayaa isna tirada dhimashadu ay kor u dhaaftay 23,300 ,iyada oo labada dal(Brazil iyo Mexico) aanay soo rogin wax tallaabooyin xayiraado ah marka loo eego dalalka kale caalamka oo iyagu xayiraado adag kuso rogay.

Sidoo kale, dalalka Peru iyo Chile ayaa iyana feyrasku si xun u saameeyay, iyada oo 8,404 iyo 4,505 ay ku kala dhintaan siday u kala horreeyaan.
BBC.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.