Fana: At a Speed of Life!

Agegnehu Teshager oo loo doortay Af-Hayeenka Aqalka Federeeshinka

Addis Ababa,Oct 04,2021 (Maskarem 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Agegnehu Teshager oo ahaa madaxweynahii hore dowlad deegaanka Amxaarada ayaa loo doortay inuu noqdo af-hayeenka Aqalka Federeeshanka JDFI halka ku-xigeenkana loo doortay Marwo sahra Umad.

Dhanka kale, Tagese Chafo ayaa mar kale isna loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada shacabka halka Marwo Lomi Bedo iyadana loo dhaariyay ku xigeenka golaha Wakiilada shacabka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.