Fana: At a Speed of Life!

Marwada koowaad ee dalka oo dugsi sare ka daah-furtay deegaanka Oromada

Addis Ababa,June 03, 2021 (Ginbot 26,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Marwada koowaad ee dalka Zinash Tayachew ayaa maanta daah-furtay dugsi sare oo uu xafiiskeedu ka hirgeliyay  degmada Hawi Gudina, ee  ka tirsan deegaank Oromada.

Madaxweynaha deegaanka  Oromada, Shimeles Abdisa iyo marti sharaf kale oo ayaa kaqeyb galay xafladii xadhig-ka jarka dugsiga.

Iskuulkan oo loogu magac daray Ifa Biliqa ayaa waxaa ku baxday adduun lacageed oo dhan 13.8 Milyan oo Bir, wuxuuna awood u leeyahay  in labada gelin ay dhigtaan arday tiradoodu gaadhayso 1, 800 oo arday.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.