Fana: At a Speed of Life!

Ciidamada iskudhafka ah oo TPLF dib uga qabsaday magaalada taariikhiga ah ee Dhesse

Addis Ababa,DEC 06,2021 (Hidar 27,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ciidamada isku dhafka ah ee kala ah ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya, Ciidanka gaarka ah ee Amxaarada, Ciidanka Amxaarada (Fano) iyo Maleeshiyada Amxaarada ee uu hogaanka u hayo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa dib ula wareegay magaalooyinka Dessie, Kombolcha, Bati iyo magaalooyin kale oo ay ka xoreeyeen kooxda argagixisada ah ee TPLF.

Furimaha waqooyi waxa ay ciidamada isku dhafka ahi xoreeyeen magaalooyinka Bati, Kersa, Gerba iyo Degan. Waxaa intaa dheer, degmada Kalu si buuxda looga sifeeyay argagixsada TPLF.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.