Fana: At a Speed of Life!

Dalalka Itoobiya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xidhiidhkooda.

Addis Ababa Jul 29,2020 (Hamle 22,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Safiirka Aljeeriya u fadhiya dalkan Itoobiya ahna Wakiilka Joogtada ah ee Ururka midawga Afrika (AU) iyo xubin ka mid ah guddiga dhaqaalaha ee Afrika (ECA), Elhamdi Saalax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee ay Itoobiya u magacawday jagada safiirnino ee dalka Aljeeriya, Nabat Getachew.

Danjire Elhamdi oo isu diyaarinaya magacaabistiisa xigta ee Algiers, waxa uu danjiraha ay Itoobiya u magacawday Aljeeriya ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya Itoobiya iyo Aljeeriya.

Labada safiir ayaa isweydaarsaday aragtiyo ku saabsan xoojinta xidhiidhka labada dal ee gobolka iyo caalamkaba.

Nebiat Getachew waxaa uu ahaa af hayeenka Wasaaradda Arimaha Dibada kahor intii aan loo magacaabin safiirka Itoobiya ee Aljeeriya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.