Fana: At a Speed of Life!

Eskinder Nega oo lagu oogay fal argagixisonimo

Ababa Sep 10, 2020 (Baagume 5,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Dacwad oogayaasha maxkamada sare ee federaalka ayaa maanta dacwad ku soo oogay 7 eedeysane oo uu ku jiro Eskinder Nega.

Skinder Nega iyo sidoo kale laba eedeeysane oo kale ,ayaa lagu oogay falal argagixisanimo,halka eedeysanayaasha kalena lagu soo oogay in ay hurinayeen isku dhacyo bulsheed.

Eedeysanayaasha ayaa la xidhay bishii June ee la soo dhaafay iyaga oo looga shakiyay in ay dhibaato u geysteen dad, hanti iyo sidoo kale hurinta rabshado ka dhacay magaalada Addis Ababa kadib dilkii fanaankii caanka ahaaHachalu Hundessa.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.