Fana: At a Speed of Life!

Golaha wakiillada shacabka oo ansixiyay qaraar qeexaya isbedel lagu sameeyay awoodda iyo waajibaadka shaqo ee golaha Federeeshanka

Addis Ababa,July 07, 2021 (Senee 30,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha wakiillada shacabka ayaa ansixiyay qaraar qeexaya isbedel lagu sameeyay awoodda iyo waajibaadka golaha Federeeshanka.

Golaha wakiilllada ayaa maanta kalfadhi ay isugu yimaadeen waxa ay cod buuxa ku ansixiyeen qaraar qeexaya islamarkaana tafaasiil ka bixinaya wax -ka – bedelka iyo kaabista lagu sameeyay awoodda iyo waajibaadka  shaqo eee golaha Federeeshanka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.