Fana: At a Speed of Life!

Golaha Wakiillda oo tababar aqoon korodhsi ah u furay xildhibaannada cusub ee kuso baxay doorashii guud ee 6aad ee dalka dhacday

Golaha Wakiillada shacabka JDFI ayaa tababarro aqoon-korodhsi ah u furay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka ee kusoo baxay doorashadii guud ee 6aad ee dalka ka dhacday.

Tababarkan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii golahan cusubi uu baran lahaa waajibadkiisa shaqo ee loo igmday oo ay ka mid yihiin, habraacyada xeerarka iyo xeerka anshaxa xubnaha iyo sidoo kale adeegyada xafiiskiisa.

Waxaana tababarkan qaatay dhammaan xildhibaannadii la doortay (kusoo baxay) doorashadii 6aad ee dhacday bishii Juun ee sannadkan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.