Fana: At a Speed of Life!

Guddiga Fulinta xisbiga talada haya ee Barwaaqo oo kulan isugu yimid

Addis Ababa Aug 17, 2020 (Nehaase 11,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Guddiga Fulinta xisbiga talada haya ee Barwaaqo (PP) ayaa saaka kulan isugu yimi si ay uga wadaxaajoodaan xaaladda guud ee dalku marayo.

Dhanka kale, Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa bartiisa twitterka soo dhigay in guddigu ay sidoo kale dib u eegi doonaan warbixinnada waxqabadka gudiga fulinta ee heer deegaan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.