Fana: At a Speed of Life!

Hoggaamiyayaasha dalalka Uganda,Koonfurta Suudaan iyo Koongada Dimuqraadiga ah(DRC) oo soo gaadhay Addis Ababa

Addis Ababa,Oct 04,2021 (Maskarem 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Hoggaamiyayaasha dalalka Uganda, Koonfurta Suudaan iyo ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo (DRC) ee Yoweri Museveni ,Salva Kiir iyo Jean-Michel Sama ayaa soo gaadhay magaalada Addis Ababa si ay uga qeybgalaan xafladda dhisidda dowladda cusub ee Itoobiya.

Waxaana markii ay soo gaadheen gagida diyaaradaha ee Bole International Airport, si diirran usoo shaqeeyay mas’uuiyiin sarsare oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo uu ka mid yahay wasiirka waxbarashada Getahun Mekuriya iyo madax kale.

Ra’iisal Wasaarae Abiy Axmed iyo Tiro hoggaamiyeyaal Afrikaan ah oo ay ku jiraan madaxweynayaasha dalalka deriska ah ee Jabuuti iyo Soomaaliya ayaa ku sugan Itoobiya si ay uga qaybgalaan munaasibadda dhisidda dowladda cusub ee Itoobiya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.