Fana: At a Speed of Life!

Japan oo deegaanka Tigray ugu deeqday 265 Milyan oo Birr.

Addis Ababa,Feb 17, 2021 (Yekatit 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Japan ayaa dadkii ay waxyeellooyinku  kasoo gaadheen iyo dadkii ku barakacay degaanka Tigray ugu deeqday 265 Milyan oo Birr.

Sida ay shaaca ka qaadday safaarada Japan ee ku taalla magaaladan Addis Ababa,deeqdaas ayaa waxa loogu talogalay dadkii waxyeelooyinku kasoo gaadheen xilligii deegaankaas laga waday hawlgalkii dib loogu soo celinayay sarraynta sharciga.

Sida ay warbixinta safaaradaasi ay qeexayso, deeqdaas waxa badankeeda ka faa’idaysanaya carruurta iyo haweenka ,waxaana lacagtaasi loo adeegsan doonaa raashinka iyo cuntooyinka nafaqada leh.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.