Fana: At a Speed of Life!

kiisaska feyraska ee Hindiya oo ka saramaray 3.2 M

Addis Ababa Aug 26, 2020 (Nehaase20,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Hindiya ayaa diiwaangelisay in ka badan 60,000 oo kiis oo COVID-19 ah maalintii siddeedaad oo isku xigta tan iyoArbacadii, iyadoo wadarta guud ay ka kor u dhaaftay 3.2 milyan, sida lagu sheegay xogta laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka ee dalkaas.

Dalka labaad ugu dadka badan adduunka ayaa kaalinta saddexaad kaga jira tirada kiisaska feyraska isaga oo ka dambeeya Mareykanka iyo Brazil ,hindiya ayaa haysata diwaanka dalka ugu badan ee hal maalin gudaheed ku diiwaangeliyay diiwaangelinta xaaladaha ugu badan tan bishii Ogosto7-deedii.

Dhanka dhimashada 24-kii saac ee la soo dhaafay waxa la diwaangeliayay 1,059 xaaladood, taasoo ka dhigeysa tirada guud ee dhimashada cudurka ee dalkaasi 59,449.

Xigasho:Reuters

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.