Fana: At a Speed of Life!

koox falaago ah askar Nigerian ah ku laysay galbeedka dalka Nigeria

Addis Ababa,May 03, 2021 (Miyasiya 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Askar ka tirsanayd ciidamada dalka Nigeria ayaa la sheegay in koox falaago ahi ay jidgooyo u galeen islamarkaana rasaas ooda kaga qaadeen.

Galbeedka dallka Nigeria ayaa waxa lagu laayay 16 askari halka 6 kalena ay dhaawacyo kasoo gaadheen , kuwo kalena la la’yahay.sida ay sheegeen ciidamada ammaanka gobolka Tohoona ee galbeedka dalkaasi.

Ma jirto weli cid sheegatay musuuliyada weerarkasi,balse waxa loo badinayaa kooxda argagixada ah ee Boko-xaaraam oo iyadu badanaa ka dagaalanta dalal kamid ah galbeedka Afrika .

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.