Fana: At a Speed of Life!

ku dhawaad kun saraakiil milateri ah oo u afduubnaa budhcadda TLPFoo lasoo badbaadiyay

Addis Ababa DEC 10, 2020 (Tehsas 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ku dhawaad 1,000  askari oo isugu jira  saraakiil sarsare iyo qaybaha kala duwan ee ciidamada millateriga oo ay afduubeen kooxda TPLF ayaa lagu soo daayay hawlgal wadajir ah oo ay sameeyeen ciidanka difaaca qaranka iyo cutubyo ka mid ah booliiska federaalka.

Saraakiisha la siidaayay waxaa ka mid ah, Sarreeye Guuto Adamneh Mengiste oo ahaa Taliye kuxigeenkii Taliska Woqooyi ee Ciidamada Difaaca Qaranka dalkan Itoobiya.

Sarreeye gaas Maxamed Tessema, oo ah agaasimaha waaxda dabagalka ee ciidamada difaaca qaranka ayaa sheegay in kooxdii PLFT ay afduubtay saraakiishan 3-dii  bishii November ee aynu soo dhaafnay,markaas oo ay martiqaad u sameeyeen.

Dhank kale,sarreeye gaas Maxamed wuxuu sheegay in saraakiishaasi lasoo furtay ay hadda ku biireen ciidanka difaaca.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.