Fana: At a Speed of Life!

Kulan loogu diyaar-garoobayo ol’olaha doorashada 6aad ee Deegaanka Soomaalida oo ka qabsoomay magaalada Jigjiga

Addis Ababa,Sep 14,2021 (Maskarem 04,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Kulan loogu diyaar-garoobayo ol’olaha doorashada 6aad ee Deegaanka ayaa ka qabsoontay madasha kulammada ee Suldaan Odawaa Liibaan.

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa la kulmay murashaxiinta Xisbiga Barwaaqo uga sharraxan Golaha Baarlamaanka Deegaanka iyo kuwa Federaalkaba.

Kulankan oo uu madaxweynaha ku weheliyay Inj. Maxammed Shaalle Isaaq, madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida ayey ujeeddadiisu daaran tahay dardaaran iyo farriimo guud oo la siinayey murashaxiinta.

SRTV Rasmi Page

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.