Fana: At a Speed of Life!

Maamuuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Afka Hooyo Iyo Dah-furka Buuga Covid 19 oo Ka Qabsoomay Magalada Jigjiga

Addis Ababa,Feb 21, 2021 (Yekatit 14,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Munaasibad ay iska kashadeen xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska,Mac’adka darasaadka Afka somaliga iyo suugaanta ee jamacada jigjiga, Macadka AGA, Naadiga qalinleyda iyo Hal-Abuurka ee SSPEN
Musabadan oo ah tii 15aad ayaa halku dhig looga dhigay”Afka hooyo waa Astantada iyo jiritankaga”
Ayna ka soo qayb galeen masuliyin heer deegaan ah oo uu ugu horeeyo wasiirka xafiiska madaxwaynaha dds mudane xasan maxamed
Dalada Aqoonyahanka deegaanka ,waxgaradka,dhalinyarada,bahda suugaanta.

Mudane:Xasan maxamed wasiirka xafiiska madaxwaynaha dds ayaa sheegay in malintan ay tahay malin ku wayn shacabka deegaanka ka xukumad ahaan ay ku gulaysteen hirgalinta hawlaha kor loogu qaadayo Afka somaliga sida aas,aasida manhajka waxbarshada Afka somaliga
Lana qorshaynayo in mustaqbalka dhaw imtixaan fasalka 8aad uu ku imaan doono Afka somaliga,ayna xukumadu dadaaal ku bixinayso sidii Afka somaligu u noqon lahaa mid hanaqaada. Dahfuurka buugan covid 19 ay ka xukumad ahaaan dareeemayaan inuu faaa,iidooyin badan u leyahay bulshada madama uu Afka hooyo ku qoranyahay.

Wasiirka xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska dds mudane ilyaas abiib ayaa dhankiisa sheegay in Mamuskan 15aad ee malinta Afka hooyo ay tahay mid door ka ciyaraysa
Jiritaanka Afka somaliga
Ka xafis ahaana ay wadaan darasadyo
Kor loogu qaadayo Afka somaliga

Wasiir ku xigeenka xafiiska waxbrshada dds mudane Cabdiqadir Imaan ayaa sheegay in ay socdaan dadaalo kale duwan oo gacan lagaga gaysanayo kor u qaadida
Afka somaliga Aqoonyahankana kula dardarmay in ay baladhiyaan qoralada,iyo buugaagta lagu qorayo Afka somaliga
Buugan cabuqa 19 ee la daah furay mantana ay ka xafiis ahaan ka ibsanayaan 200 oo buug madama ay kalin ka qadan doonto hormarinta Afka hooyo

Dr,Cabdiwahab xaashi oo kamida aqoonyahanka deegaanka ahna qoraaga buuga covid 19 ayaa tibaaxay in qorida buugan uu hindisay 25/2/2020kii
Waxa ku dhaliyeyna ay ahayd in bulshada somalidu fahmaan Afaada uu leyahay safmarka covid 19

SRTV RASMI PAGE

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.