Fana: At a Speed of Life!

Madaxweyne Geelle oo soo gaadhay Addis Ababa

Addis Ababa,Oct 04,2021 (Maskarem 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gaadhay magaalada Addis Ababa si uu uga qeybgalo xaaladda caleemo-saarka xukuumadda cusub ee Itoobiya.

Madaxweyne Geelle ayaa ka mid ah madaxa dawladaha kasoo qaybgalay xaflada careemo-saarka.

Xukuumadda cusub ee maanta lasoo dhisayo ayaa waxa markale hoggaaminaya Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed oo loo dhaariyay jagada Ra’iisal Wasaarenimo.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.