Fana: At a Speed of Life!

Madaxweyne Mustafe oo gaadhay magaalada Godey

Addis Ababa,May 23, 2021 (Ginbot 16,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin heer fedaraal ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Biyaha Iyo Tamarta Dr.Eng. Silashi Baqale, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Haweenka Iyo Carruurta Marwo Filsan C/laahi ayaa ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Godey.

Masuuliyiin heer deegaan ah, odayaasha, wax-garadka iyo suldaammada Godey ayaana Ku qaabilay garoonka masuuliyiinta.

Ujeeddada imaatinkoodu waa xadhig-ka-jarka mashruuca biyo-gelinta magaalada Godey.

SRTV Rasmi page

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.