Fana: At a Speed of Life!

Magaalada Diridhabe oo martigelisay xuska maalinta qoomiyadaha iyo shucuubta Itoobiya

Addis Ababa,DEC 08,2021 (Hidar 29,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Magaalada Diridhabe waxaa maanta lagu qabtay xuska maalinta qoomiyadaha iyo shucuubta Itoobiya oo markii 16aad la maamuusayo.

Waxaana hadda ka socda gudaha dugsiga sare ee Ugaas Xasan ee Magaalada Diridhabe xuska maalintan oo ay kasoo qayb geleen masuuliyiin isugujirta heer Federaal iyo deegaan oo ka mid yihiin madaxweynaha JDFI Zahlework Zewde, hayeenka golaha federeeshinka dalka, Agegnehu Teshager,madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida mudane Mustafe muxumed cumar, duqa magaalada, Khadiir Jawhar ,iyo masuuliyiin kale.

Xuskan qowmiyadaha oo la xuso sannad kasta 29-ka bishi Hidhaar ayaa ah maalin ku astaysan helitaanka qawmiyaduhu heleen xuquuqo ay ka mid yihiin,luuqadda, dhaqanka iyo deegaan u madax-bannaan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.