Fana: At a Speed of Life!

Ololaha daaweynta iyo qalliinka indhaha oo laga billaabay cusbitaalka Kaara-mardha.

Addis Ababa,Mar 26, 2021 (Megabit 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ol’olahan oo ay maal-galinayaan Qurba-joog u dhalatay deegaanka Soomaalida ayaa soconaya muddo shan (5) maalmood ah, waxaana qalliin loogu samaynayaa dad gaadhaya 400 oo qof iyo sidoo kale daawayn indhaha looga daawaynayo dadka dawada u baahan.

Waxayna dhakhaatiirta gacanta ku haya ol’olahan daaweynta iyo qalliinka indhaha bulshada magaalada Jig-jiga iyo nawaaxigeeda ku war-galinayaan in dadka aragga ka xanuunsan ay yimaadaan oo ay ka faa’iidaystaan barnaamijkani bilaashka ah ee daawaynta iyo qalliinka indhaha maalmaha kooban ee uu socdo.

SRTV Rasmi page

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.