Fana: At a Speed of Life!

Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo kulan wadaxaajood ah la qaatay hoggaamiyayaasha Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika

Addis Ababa,DEC 09,2021 (Hidar 30,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaaraha JDFI Dr.Abiy Axmed ayaa wadaxaajood ah la yeeshay hoggaamiyayaasha Qaramada Midoobay iyo komishanka midowga Afrika.

Sida ay sheegayso warbixintan oo uu ra’iisal wasaare Abiy Axmed ku baahiyay bartiisa xidhiidhka bulshada ayaa waxa ka mid ah hoggaamiyayaasha Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ee wadaxaajoodka uu la yeeshay xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo guddoomiyaha Midowga Afrika Muusa Faqi Maxamad waxaana labda masuul uu uga xog-warramay xaaladda Itoobiya ee waqti xaadirkan iyo weliba in Itoobiya ka mid tahay aas-aasayaashii Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.