Fana: At a Speed of Life!

Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed oo mar labaad loo daariyay Ra’iisal Wasaaraha dalkan Itoobiya

Addis Ababa,Oct 04,2021 (Maskarem 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha 6-aad ee wakiilada shacabka JDFI ayaa fadhigiisii ​​dastuuriga ahaa, waxa uu mar kale Abiy Axmed ugu doortay jagada Ra’iisal Wasaarenimo ee dalkan Itoobiya.

Guddoomiayaha Maxkamada sare ayaa markaasi muddo-xileedkii labaad waxa uu u dhaariyay Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed inuu noqdo ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa tan iyo markii uu la Wareegay talada dalka bishii April,2018 waxa uu Isbedello muuqda ku sameeyay nidaamka siyaasadeed ee Itoobiya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.