Fana: At a Speed of Life!

Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo si ku meel-gaadh ah dib ugu soo laabtay xafiiska ka dib soo gebagebayta wejigii koowaad ee guusha

Addis Ababa,DEC 08,2021 (Hidar 29,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo soo gebagebeeyay wejigii koowaad ee guusha ayaa maanta waxa uu si ku meel-gaadh ah dib ugu soo laabtay xafiiska.

Ra’iisal wasaare Abiy ayaa waxa uu sheegay in tan inta uu cadawgu ka doorbidayaan nabadgelyada iyo jacaylka colaadda iyo nacaybka ay ku dhaqmayaan in lasii wadi doono halganka looga soo horjeedo.

Waxaana uu xusay in ujeedadayadu ay tahay nabad iyo kalgacayl aan u qabno guud ahaan bulshada Itoobiya ee u midowday barwaaqada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.