Fana: At a Speed of Life!

RW Abiy :”Itoobiya sharafteeeda iyo xorriyadeeda maaha wax lagu gorgortami karo”

Addis Ababa,May 19, 2021 (Ginbot 12,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaaraha JDFI Dr.Abiy Axmed ayaa sheegay in Itoobiya sharafteeeda iyo xorriyadeeda aanay ahayn wax lagu gorgortami karo,sida ay werisay wakaalada wararka Itoobiya ee ENA.

Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in dhammmaanba loo baahanyahay in lawada ogaado in xorrriyada iyo sharafta ay Itoobiya ay yihiin waxyaabo aan lagu gorgortami Karin.

Ra’iisal wasaaraha waxa uu shalay sheegay in ilaa 16-ka bishan Ginbot ,2013 fagaaraha saaxiibtinnimada lagu xusi doono toddobadka Itoobiya ,wuxuuna sheegay in Itoobiya tahay dalweyn oo siyaabo kala duwan hodan ugu ah khayraadka dabiiciga ah ,islamarkaana leh taariikh guun ah.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.