Fana: At a Speed of Life!

RW Abiy oo maanta kulan la qaatay madaxda xisbiyada siyaasadeed ee dalka

Addis Ababa,June 28, 2021 (Senee 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Raiisal wasaare Abiy Axmed ayaa maanta kulan la qaatay madaxda xisbiyada siyaasadeed, iyada muddo todobaad ah uun ay kasoo wareegtay doorashadii 6aad ee Qaran ee dalka ka dhacday.

Kulankan ayaa uu ra’iisal wasaaruhu ugaga mahadceliyay madaxda xisbiyada siyaasadeed ,sidii wanaagsanayd  ee kaalintooda ay uga qaateen in ay qabsoonto doorasho si nabad ah dalka oo dhan uga dhacda.

Waxa ay sidoo kale ka wada hadleen qiimaynta caqabadahii iyo galdaloolooyinkii ka soo baxay doorashadii iyo casharradii laga bartay geeddi-socodkeeda iyo sidii loo xoojin lahaa geeddi-socodka dimuqraadiyadeed ee dalkan  Itoobiya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.