Fana: At a Speed of Life!

RW:Horumarka qaran waxa uu ku xidhanyahay horumarinta Mas’uuliyadda Bulshada

Addis Ababa Sep 3, 2020 (Nehaase 28,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Raii’sal wasaare Dr .Abiy Axmed ayaa sheegay in horumarka ummaddu, ay si aad ah ugu xidhantahay horumarinta masuuliyada bulshada.

Qoraal uu soo dhigay ra’iisul wasaaruhu bartiisa Facebook-ga waxa uu ku sheegay in waddamada leh bulshada heerka mas’uuliyadeed ee hoose, ay aad u isticmaalaan tamar badan.

Muwaadiniinta aan xilkaska ahayn ayaa Caqabad ku noqonaya hanaankooda barwaaqada (houmarka).

“Haddii shaqsiyaadka ku dayashada mudan ay ku hoggaamiyaan muwaadiniinteena si ay u dareemaan masuuliyad bulsho, waddada barwaaqadu (horumarku) way hagaagi doontaa,” ayuu yidhi.

“Marka aan si toos ah u adeegsano dhaqamadeenna ku dayashada mudan ee ka baxsan hadalka aan micnaha lahayn, waxaan si dhakhso leh ku gaadhi karnaa waxa aan u malaynayno (hiigsanayno),” ayuu yidhi.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.