Fana: At a Speed of Life!

Shirkii 40-aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika oo ka furmay magaalada Addis Ababa

Addis Ababa,FEB 02,2022 (Dir 25,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkii 40-aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika ayaa ka furmay magaaladan Addis Ababa.

Wasiirka arrimaha dibedda ee dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika iyo mas’uuliyiin sarsare oo ka kala socda hay’ado dhowr ah oo ka tirsan qaaradda ayaa ka qeyb galaya kulanka caadiga ah ee hal-ku-dhiggiisu yahay “Dhisidda Adkeysiga Nafaqeynta ee Qaaradda Afrika: Dardar gelinta Raasamaalnimada, Horumarinta Bulshada iyo Dhaqaalaha”.

Kalfadhiga caadiga ah ayaa waxa ku bilaawday ka doodista ajandayaasha looga hadlayo kalfadhiga 35aad ee caadiga ah ee madaxda dowladaha midowga Africa.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.