Fana: At a Speed of Life!

Tababar ay qaadanayaan hoggaaminta Xisbiga Barwaaqo ee degmada Beercaano ee gobolka shabeelle oo ka furmay madasha kulammada ee Degmadaasi.

Addis Ababa,Mar 24, 2021 (Megabit 15,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Tababarkan la siinayo hoggaaminta xisbiga barwaaqo ee degmada Beercaano ayaa waxay hoggaamintu tababarkan ku qaadan doonaan qodobbo ay ka mid yihiin hadafka siyaasadeed ee Xisbiga Barwaaqo, habraaca anshaxa doorashada, hiigsiga xisbiga barwaaqo iyo qodobbo kale.

Waxaana furitaankii tababarkan ka soo qeyb- galey hoggaamin heer deegaan ah oo uu horkacayey wasiirka Xafiiska Jidadka iyo Gaadiidka ee DDS Mudane,C/laahi Cabdi Aaden kuna wehelinayay maareeyaha Wakaaladda Horumarinta iyo Maamulka Guriyeynta DDS Mudane,C/salaan Sheekh Cumar oo ka hadlay tababarkan.

Masuuliyiinta ayaana ka-qeybgalayaasha tababarkan ku boorriyay inay fahmaan muhiimadda tababarkan oo ay ka faa’iideystaan.

SRTV Rasmi page

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.