Fana: At a Speed of Life!

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo lixdii bilood ee lasoo dhaafay soo xaraysay dakhli dhan oo qiimihiisu gaadhayo 2.1 bilyan oo Doolar

Addis Ababa,Mar 29, 2021 (Megabit 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha dalkan Itoobiya ayaa sheegtay in lixdii bilood ee lasoo dhaafay ay soo xaraysay dakhli dhan oo qiimihiisu gaadhayo 2.1 bilyan oo doolar ,kaas oo kaso xarooday badeecadaha dibada loo dhoofiyo.

Wasaaradda ayay u qorshaysnayd inay soo xarayso 2.55 bilyan oo doolar ,waxaana ilaa hadda qorshahaas uga hirgalay 80% ,iyada oo muddadaasi sannad maaliyadeedka Itoobiya kuso xaraysay 2.1 Bilyan oo doolarka Maraykanka.

Wasaaradda Ganacsigu waxa ay sheegtay in dakhligu sameyay koboc dhan oo 16% ah ,marka loo barbardhigo dakhligii soo xarooday sannad-maaliyadeedkii hore

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.