Fana: At a Speed of Life!

Wasiiradda Caafimaadka ,ayaa shirkada diyaaraddaha ee Itoobiya uga mahadnaqday ka shaqaysiinta mashiino ah ku neefsashada.

Wasiirrada Caafimaadka, Dr. Liya Tadhase ,ayaa u riyaaqday ,sida ay Akademiyada duullimaadyada diyaaraddaha Itoobiya, ugu guulaysteen in ay ka shaqaysiiyaaan 31 mashiin oo ku neefsashada ah ,kuwaas oo ay ku hagaajiyeen xaruntooda dayic-tirka.

Qoraal ay so dhigtay barteeda Facebook ga ,ayay ku cabirtay dareenkeeda ay ku bogaadinaysay ,sida ay Akademiyada duullimaadyada diyaaraddaha Itoobiya, ay isugu hawleen ,ka shaqaysiinta 31 mashiinadda neefsashada ah ,kuwaas oo door weyn ka qaadanaya dagaalka lagu jiro cudurka Covid-19 ee dalkeena Itoobiya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.