Fana: At a Speed of Life!

Xarunta adeegga macluunaadka oo laga daahfuray Addis Ababa

Addis Ababa,DEC 29,2021 (Tihsas 20,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Xarunta adeegga macluumaadka Qaranka oo dawladdu u diyaarisay qorbajoogta dalka imanaya ayaa maanta si rasmi looga daahfuray magaalada Addis Ababa.

Duqa magaalada Addis Ababa, Adanech Abiebie oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa ka qeyb galay xafladdii furitaanka.

Xaruntan ayaa adeegga ay u baahan siin doontaa qurbajoogta dib ugu soo laabanaysa dalkan Itoobiya

Qurba-joogtu waxa kale oo ay heli karaan macluumaadka ku saabsan qabanqaabada kala duwan iyo adeegyada diiwaangelinta jinsiyadaha iyo dhacdooyinka muhiimka ah ee socdaalka (INVEA).

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.