Marwada koowaad ee dalka oo dugsi sare ka daah-furtay deegaanka Oromada
Addis Ababa,June 03, 2021 (Ginbot 26,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Marwada koowaad ee dalka Zinash Tayachew ayaa maanta daah-furtay dugsi sare oo uu xafiiskeedu ka hirgeliyay degmada Hawi Gudina,…