Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Rabshadaha Koonfur Afrika oo weli sii socda iyo tirada dhimashada oo korodhay
Addis Ababa,July 15, 2021 (Hamle 08,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dowladda Koonfur Afrika ayaa Arbacadii dalbatay 25,000 oo askari oo lagu xakameeyo rabshadaha ka socda dalkaas oo galay maalintii…
Sacuudiga iyo Imaaraadka oo hadallo kulul hawada isku mariyay
Addis Ababa,July 05, 2021 (Senee 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Sacuudi Carabiya iyo dalka ay xulufada yihiin ee Imaaraadka Carabta ayaa is-weydaarsaday hadallo kulul oo naadir ah oo ku saabsan…
Israel oo mar kale duqeyn la beegsatay Marinka Gaza
Addis Ababa,July 04, 2021 (Senee 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ciidamada Israel ayaa Sabtidii nin Falastiini ah ku dilay Daanta Galbeed kaddibna diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa weeraray…
Mareykanka oo weerar ku qaaday maleeshiyaad ay Iran taageerto
Addis Ababa,June 28, 2021 (Senee 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Duqeymo Mareykanka ay fuliyeen oo ka dhan ah maleeshiyo ay Iran taageerto oo ku sugan xuduudda Iraq iyo Syria ayaa lagu dilay ugu…
Dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay soo celinta xidhoodhkoodii dublamaasiyadeed
Addis Ababa,June 17, 2021 (Senee 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirrada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdirizaq iyo Raychelle Omamo ayaa ka wadahadlay soo celinta xidhiidhka…
Midowga Afrika oo laalay xubinnimadii dalka Mali
Addis Ababa,June 02, 2021 (Ginbot 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Midowga Afrika ayaa si kumeel gaadh ah u joojiyay xubinnimada dalka Mali ee ururkaas, waxaana tallaabadaas ay jawaab u tahay…
Sucuudiga oo difaacay go’aan uu soo saaray oo ku aadan mugga sameecadaha masaajidda
Addis Ababa,June 01, 2021 (Ginbot 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Arrimaha Diinta ee Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii difaacay amar muran dhaliyey oo lagu xaddiday mugga dhawaqa sameecadaha…
Qatar oo shaacisay lacagta ay ku bixineyso dib u dhiska Gaza
Addis Ababa,May 27, 2021 (Ginbot 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Qatar ayaa Arbacadii ku dhowaaqday inay $500 milyan ku bixin doonto dib u dhiska Gaza, kadib markii magaaladan ku taalla Falastiin…
Milatariga Mali oo xabsiga dhigay Madaxweynihii iyo Ra’iisal Wasaarihii dalkaasi
Addis Ababa,May 25, 2021 (Ginbot 18,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Milatariga Mali ayaa xidhay Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo Wasiirka Difaaca ee dowladda kumeel gaadhka ah ee dalkaasi, waxaana…
Masar: ”wax saamayn ah naguma yeelanayo buuxinta labaad ee Biyo-xidheenku”
Addis Ababa,May 20, 2021 (Ginbot 13,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Arimaha Dibada ee Masar Sameh Shukri ayaa sheegay in buuxinta labaad ee biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya aanay wax saamayn…